- Demo
- _veloé
- _keleen
- _chlo
- _dune
- _ellen
- _sandy
- _skincare
- _Moments
- _avins
- _jenew
- _monca
- Shortcodes
- _Buttons
- _Separator
- _Gadges
- _Icon Box
- _Icon Bar
- _Message
- _Progress Bar
- _Video Icon
- _Google Font
- _Heading
- _Lists & Bullets Lists
- Post
- _Header - Large
- _Header - Wide
- _Header - Full
- _Header - Fullscreen
- _Layout - Right Sidebar
- _Layout - Left Sidebar
- _Layout - Fullwide
- _Ads - Before Header
- _Ads - After Header
- _Ads - Before Blog Posts
- _Ads - Before Post Content
- _Ads - After Post Content
- _Ads - Before Footer
- Page
- _About Us
- _Tag Archive
- _Search Results
- _Date Archive
- _FAQ Page
- _404 Page
- _Contact US
- Shop
- _Product Page
- _Shopping Cart
- _Checkout
- _My account
- Buy Now
Search Blog
Hit enter to search or ESC to close
Trending Now
Dhaqanka “Cagta laaban” ee dalka Shiinaha
- Get link
- X
- Other Apps
Sidee suuro gal ku tahay marka hore inagoo isku wada faraxsan
- Get link
- X
- Other Apps
- Get link
- X
- Other Apps
Mareykanka oo shaaciyay magacyada 10 Soomaali ah oo lagu daray liiska argagixisada

XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES
Waaxda maaliyadda ee dowladda Mareykanka ayaa maanta shaacisay inay heshay xogta ku saabsan dad ka tirsan shabakad isku xiran oo dhanka fududeynta dhaqaalaha u qaabilsan Al-Shabaab, kuwaasoo lasoo bandhigay magacyadooda.
Qoraal lasoo dhigay bogga internet-ka ee Waaxda Maaliyadda ayaa lagu sheegay in dadka la magacaabay ay door hoggaamineed ku leeyihiin Al-Shabaab ayna u shaqeeyaan sidii xiriiriye muhiim ah oo u dhexeeya kooxda iyo shirkadaha maxaliga ah ee Soomaaliya.
Shabakaddan ayaa ku howlanayd soo iibinta hubka, fududaynta dhaqaalaha, iyo hawlo la xiriira qorista dadka ku biiraya al-Shabaab.
Sida lagu sheegay warkan, marka laga soo tago in ay hormuud ka yihiin Al-Shabaab, fududeeyayaashan waxa ay xiriir toos ah la sameeyeen saraakiil kale oo horay loogu aqoonsaday iney yihiin Al-Shabaab.
You May Also Like
Sidee suuro gal ku tahay marka hore inagoo isku wada faraxsan
- Get link
- X
- Other Apps
Waxaan Mar walba ALLE weydiisanayaa maalin ka mid ah maalmahiisa
- Get link
- X
- Other Apps
Maalin kasta waa fursad, si aad Noloshaada wax uga badasho
- Get link
- X
- Other Apps
Comments
Post a Comment