Skip to main content

Search Blog

Hit enter to search or ESC to close

Featured Post

Mareykanka oo shaaciyay magacyada 10 Soomaali

  Mareykanka oo shaaciyay magacyada 10 Soomaali ah oo lagu daray liiska argagixisada XIGASHADA SAWIRKA, GETTY IMAGES 2 Saacadood ka hor Waaxda maaliyadda ee dowladda Mareykanka ayaa maanta shaacisay inay heshay xogta ku saabsan dad ka tirsan shabakad isku xiran oo dhanka fududeynta dhaqaalaha u qaabilsan Al-Shabaab, kuwaasoo lasoo bandhigay magacyadooda. Qoraal lasoo dhigay bogga internet-ka ee Waaxda Maaliyadda ayaa lagu sheegay in dadka la magacaabay ay door hoggaamineed ku leeyihiin Al-Shabaab ayna u shaqeeyaan sidii xiriiriye muhiim ah oo u dhexeeya kooxda iyo shirkadaha maxaliga ah ee Soomaaliya. Shabakaddan ayaa ku howlanayd soo iibinta hubka, fududaynta dhaqaalaha, iyo hawlo la xiriira qorista dadka ku biiraya al-Shabaab. Sida lagu sheegay warkan, marka laga soo tago in ay hormuud ka yihiin Al-Shabaab, fududeeyayaashan waxa ay xiriir toos ah la sameeyeen saraakiil kale oo horay loogu aqoonsaday iney yihiin Al-Shabaab.

Posts

Latest Posts

Dhaqanka “Cagta laaban” ee dalka Shiinaha

  Ma ogtahay: (cagaha laaban)  Dhaqanka “Cagta laaban” ee dalka Shiinaha waxa uu soo taxnaa ilaa qarnigii tobnaad, waxaana loo tixgalin jiray qurxinta dumarka iyo shardina u ah guurkeeda.  Hooyooyinku waxay bilaabi jireen inay gabdhahooda lugaha uga xidhaan faashad tan iyo markii ay gaadhaann afar iyo shan jir, waxayna ku qasbi jireen inay xanuunka u adkaystaan   dhawr sano si ay u helaan "cagta dahabka ah", oo aan ka badnayn toban sentimitir, sidaasna ay ku noqoto. Mid  ay  Ragga ay jecel yihiin oo guur diyaar u ah..😂😂

Dhawacyada Jirka soo gaaro badana Weey bogsadaan

 Dhawacyada Jirka soo gaaro badana Weey bogsadaan Kliya xiliyada udhawaca cusub yahay ayuu xanun badan yahay Balse xanunga Qalpiga 🥺 Marna ma bogsado markasto Oo aad aragto Qofkii Ku dhawacay Xanunka 💔 wuu kugu ziyada

Sidee suuro gal ku tahay marka hore inagoo isku wada faraxsan

 Sidee suuro gal ku tahay marka hore inagoo isku wada faraxsan in uu midkeen ku madax adeego in uu baxo bilaa jawaab?

Waxaan Mar walba ALLE weydiisanayaa maalin ka mid ah maalmahiisa

 Waxaan Mar walba ALLE weydiisanayaa maalin ka mid ah maalmahiisa in uu labtaada iigu seexiyo si aan u dareemo xasilooni 

Muhiimada waa inaad leedahay dhaqan wanaagsan oo diin ku dhisan

  Muhiimada ma ahan inaad cilmi badan yeelato oo Buugag badan aqriso, muhiimada waa inaad leedahay dhaqan wanaagsan oo diin ku dhisan iyo carab xumaanta ka fog

Maalin kasta waa fursad, si aad Noloshaada wax uga badasho

  Maalin kasta waa fursad, si aad Noloshaada wax uga badasho cafimaadkuna waa hadiyad uu alle bixiyi kaga mahad celi subah walba Dhamaanteena waxaad tagi donaa boos uu qof walba ku kasbaday waxa uu maanta sameeyay lagana awaal marin doono daqiiqad walba uu dunida joogay waxaa uu sameeyay ha sugin bari ayaad bixi donaa iyo maanta ayaad bixi dontaa Mar uun waad ka tagi dunidaan quruxda badan leh noqo mid uu alle raali ka noqday amaradiisana aduunyada ku adheecay walidkiisana baari u noqday

Get notified of the best deals on our Blogger's themes.