Home dhaqanka-diinta Dhaqanka “Cagta laaban” ee dalka Shiinaha
Home dhaqanka-diinta Dhaqanka “Cagta laaban” ee dalka Shiinaha

Dhaqanka “Cagta laaban” ee dalka Shiinaha

 




Ma ogtahay: (cagaha laaban)


 Dhaqanka “Cagta laaban” ee dalka Shiinaha waxa uu soo taxnaa ilaa qarnigii tobnaad, waxaana loo tixgalin jiray qurxinta dumarka iyo shardina u ah guurkeeda.


 Hooyooyinku waxay bilaabi jireen inay gabdhahooda lugaha uga xidhaan faashad tan iyo markii ay gaadhaann afar iyo shan jir, waxayna ku qasbi jireen inay xanuunka u adkaystaan   dhawr sano si ay u helaan "cagta dahabka ah", oo aan ka badnayn toban sentimitir, sidaasna ay ku noqoto. Mid  ay  Ragga ay jecel yihiin oo guur diyaar u ah..😂😂

Comments