Home ha niyad jabin Maalin kasta waa fursad, si aad Noloshaada wax uga badasho
Home ha niyad jabin Maalin kasta waa fursad, si aad Noloshaada wax uga badasho

Maalin kasta waa fursad, si aad Noloshaada wax uga badasho

 


Maalin kasta waa fursad, si aad Noloshaada wax uga badasho cafimaadkuna waa hadiyad uu alle bixiyi kaga mahad celi subah walba

Dhamaanteena waxaad tagi donaa boos uu qof walba ku kasbaday waxa uu maanta sameeyay lagana awaal marin doono daqiiqad walba uu dunida joogay waxaa uu sameeyay ha sugin bari ayaad bixi donaa iyo maanta ayaad bixi dontaa Mar uun waad ka tagi dunidaan quruxda badan leh noqo mid uu alle raali ka noqday amaradiisana aduunyada ku adheecay walidkiisana baari u noqday

Comments