Home ha niyad jabin Maalmaha qaar wexey kuu noqon donaan kuwa ku niyad jabiya
Home ha niyad jabin Maalmaha qaar wexey kuu noqon donaan kuwa ku niyad jabiya

Maalmaha qaar wexey kuu noqon donaan kuwa ku niyad jabiya

 


Maalmaha qaar wexey kuu noqon donaan kuwa ku niyad jabiya sida aay shalay kuugu qurux badneyd maanta iney kaaga xumaato shalay

Ha niyad jabin naftaada looma abuurin in aay niyad jabto hana sugin qof kuu saxo qalad aad adiga gashay cidna haka sugin nolosha in aay wax kuu qabato mustaqbalkaaga adigaa ayuu ku sugaa sida aad maanta u dhisato ayuun buu bari kuu noqon donaa maanta nolosha la dagaalan si aadan bari u shalaynin

Comments